laangarre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)ld laangare.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laangarre ↴
laangare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.
jiis [m.l] (-sas, m.l)
1. Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre. 2. Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg