laayac
(m.l) (-cyo, m.dh)1. Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin. 2. Wax aan la ilaalin. ld layac¹.
laayac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -yici)Wax baylihid. ld layac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laayac ↴
laayacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
laayacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la layacay ahaansho. ld layacan².
laayacmid [m.f.dh]
eeg laayacan¹. ld layacmid.
laayacnaan [m.f.dh]
eeg laayacan². ld laayacnaansho, layacnaan, layacnaansho.
laayacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laayacnaan.
laayicid [m.f.dh]
eeg laayac². ld layicid.
layac [m.l]
ld laayac¹.
layac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld laayac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg