laayacan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
laayacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Wax la layacay ahaansho. ld layacan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laayacan ↴
laayacmid [m.f.dh]
eeg laayacan¹. ld layacmid.
laayacnaan [m.f.dh]
eeg laayacan². ld laayacnaansho, layacnaan, layacnaansho.
layacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay)
ld laayacan¹.
layacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld laayacan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg