laba'aabbur
(m.l)

1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid.

laba'aabbur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laba'aabbur

laba'aabbur [m.l]
1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid.

laba'aabbur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.

laba'aabburan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la laba'aabburay ahaansho.

laba'aabburid [m.f.dh]
eeg laba'aabbur². ld laba'aabbur¹ (3).

laba'aabburnaan [m.f.dh]
eeg laba'aabburan. ld laba'aabburnaansho.

laba'aabburnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laba'aabburnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg