laba-danab
(m.l) (-bo, m.dh)(fiis.) Ma-gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka badad danab la dhex dhigo, dhaliya barabaxa danabka ee aan oggolaanin qulqulka danabka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laba-danab ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg