lababboglee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lababboglee

lababbogleyn [m.f.dh]
eeg lababboglee. ld lababogleyn, lababogleys.

lababoglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld lababboglee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg