lababogle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lababogle

lababboglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

lababbogleyn [m.f.dh]
eeg lababboglee. ld lababogleyn, lababogleys.

lababoglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld lababboglee.

lababogleyn [m.f.dh]
ld lababbogleyn.

lababogleys [m.l]
ld lababbogleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg