labacanle
(m.l)

Calalinta cuntada labada can lagu calaliyo. ld labacanlayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labacanle

labacanlayn [m.f.dh]
eeg labacanlee. ld labacanlays.

labacanlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Labada daan isku mar wax ku calalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg