labacodlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Hadallo isburinaya sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labacodlee

labacodlayn [m.f.dh]
eeg labacodlee. ld labacodlays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg