labadablee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Laba guri ka wada cuntayn (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadablee

labadablayn [m.f.dh]
eeg labadablee.

labaddableyn [m.f.dh]
eeg labadablee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg