labadaryaale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

ld labadderyaale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadaryaale

labadderyaale [m.l] (-yaal, m.l/dh)
Aqal soomaali weyn, qurux badan, oo qalabka uu ka samaysanyahay ay cusubyihiin. ld labadaryaale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg