labadulle
(m.l)

Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labadulle

labadullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Xabaal labadulle ah qodid.

labadulleyn [m.f.dh]
eeg labadullee. ld labadulleys.

labadulleys [m.l]
ld labadulleyn.

labadulleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho.

labadulleysnaan [m.f.dh]
eeg labadulleysan. ld labadulleysnaansho.

labadulleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld labadulleysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg