laballabo
(m.dh.fk)1. Wax laballabo isugu lammaan. 2. Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.
laballabo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballabo ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg