laballegdee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballegdee ↴
labalegdeyn [m.f.dh]
eeg laballegdee.
laballegdeyn [m.f.dh]
eeg laballegdee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg