laballugood
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan. 2. Xarig labadhudood isugu soohan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballugood

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg