labeebyo
(m.dh)

ld labeeb¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labeebyo

labeeb [m.l] (-byo, m.dh)
1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.

labeeb [m.l] (-byo, m.dh)
1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.

labeeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Nafley labeeb ka yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg