laciifin
(m.f.dh)eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laciifin ↴
daciifin [m.dh]
ld laciifin.
daciifis [m.l]
ld laciifin.
laciifis [m.l]
ld laciifin.
liciifin [m.dh]
ld laciifin.
liciifis [m.l]
ld laciifin.
laciif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-fyo/-fiin, m.dh)
l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
laciif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg