lacnad
(m.dh)ld nacalad¹.
lacnad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld nacalad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lacnad ↴
nacalad [m.dh] (-do, m.l)
Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
nacalad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
nacaladaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.
lacnadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.
lacnadeyn [m.dh]
ld nacaladeyn.
lacnadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nacaladeysan.
lacnadeysnaan [m.dh]
ld nacaladeysnaan.
lacnadeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nacaladeysnaan.