ladnaan
(m.f.dh)

eeg ladan. ld ladnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladnaan

naallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad. 2. Yididdiilo wanaagsan.

nabad [m.dh]
1. Waxyeello iyo colaad la'aan. 2. Caafimaad iyo ladnaan.

bed [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-do, m.l)
1. Caafimaad; ladnaan. 2. Badbaado. ld bad.

buuf [m.dh]
1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku hayaa”.

dhaaddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).

dhereg [m.dh]
1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.

fay [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aaday, -ayday)
Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.

jalladnaan [m.f.dh]
eeg jalladan². ld jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.

jalladnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jalladnaan.

jarreero [m.dh]
1. Ladnaan. 2. Axsaan, wanaag, naxariis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg