ladnee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

1. Eebbe, cid wax ladan ka dhigid. 2. Eebbe, cid maal badan siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladnee

ladnayn [m.f.dh]
eeg ladnee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg