lafil
(m.l)Qof la fil ah qof kale; asaag; eyni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafil ↴
lafilaan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
L. ah: wax la saadaalin karo.
laf [m.dh] (-fo, m.l)
1. Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda. 2. Bur yar. 3. Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (-taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg