lafjeego
(m.dh) (-fo jeegooyin, m.l)

(c.nafl.) Laf qaab weel godan leh ee ka mid ah qaybaha lafta madaxa oo sameysa qaarka dambe ee lafta madaxa iyo qaar ka mid ah salka lafta madaxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafjeego

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg