laflay
(m.dh)(bot.) Midho jiidh leh oo ka yimaada hal ama dhowr kaarbal oo isku dhalaalay oo leh mid ka mid ah iniiyaha badan. Iniiyaha waxa ku daboolan qolof adag oo ah gudo midheedka midhaha. Tus.: qumbe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laflay ↴
haljalaflaysasho [m.f.dh]
eeg haljalaflayso. ld haljaflaysad, haljaflaysasho, haljaflaysi, haljala
haljalaflaysi [m.l]
ld haljalaflaysasho.
haljalaflayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Neef waddo ku socda siiba geela geedaha jidka dhinacyadiisa ku yaal hadba laan ka goosasho. ld haljaflayso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg