loodsanaan
(m.f.dh)

eeg loodsan². ld loodsanaansho.

loodsanaan
(m.dh)

(fiis.) Astaanta walxaha qaarkood u oggolaata in ay ku noqdaan qaabkoodii salka ahaa marka laga qaado xooggii qaabka walaxda dooriyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loodsanaan ↴

loodsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld loodsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg