looxalmaxfuud
(m.l)ld looxul-maxfuud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh looxalmaxfuud ↴
looxul-maxfuud [m.l]
Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil. ld looxalmaxfuud.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg