luggeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid. 2. Arrin, hawl iwm carqaladayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luggeli ↴
luggelin [m.f.dh]
eeg luggeli. ld luggelis.
luggelis [m.l]
1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg