luggoyn
(m.f.dh)eeg luggoo. ld luggooyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luggoyn ↴
waddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².
boqnagoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.
luggooyo [m.dh]
Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.
lur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid dhibid, shiddayn, luggoyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg