lugqaadid
(m.f.dh)eeg lugqaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugqaadid ↴
lugqaad [m.l]
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
lugqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
La l.: cid socod la billaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg