lulad
(m.l)

ld lulasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lulad

lulasho [m.f.dh]
eeg lulo. ld lulad.

lul [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.

lul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Wax ruxid. 2. Wax meel ka soo lalmin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg