lulasho
(m.f.dh)

eeg lulo. ld lulad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lulasho

lulad [m.l]
ld lulasho.

ruxo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. (f.g) Qof, wax hilasho. 2. (f.g) Qof, haan caano ku lulasho. 3. (f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg