lullume
(m.l)

1. Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool. 2. Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed. ld lullumo.

lullume
(m.l)

(c.nafl.) Heerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lullume

lullumee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Sida lullumada u dabaalasho.

lullumeyn [m.f.dh]
eeg lullumee.

lullumo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld lullume¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg