lullumo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld lullume¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lullumo

lullume [m.l]
1. Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool. 2. Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed. ld lullumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg