lumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)Beer la abuurayo lun u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lumee ↴
lullumee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Sida lullumada u dabaalasho.
lumeyn [m.f.dh]
eeg lumee. ld lumeys.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg