luncad
(m.l)

Marka beerta roobka ka hor la abuuro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luncad

luncaddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Roobka ka hor beer abuurid.

luncaddeyn [m.f.dh]
eeg luncaddee. ld luncaddeys.

luncaddeys [m.l]
ld luncaddeyn.

luncaddo [m.l]
L. ah: beer roobka ka hor la abuuray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg