luncaddee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Roobka ka hor beer abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luncaddee

luncaddeyn [m.f.dh]
eeg luncaddee. ld luncaddeys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg