lungaduudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Beer rays leh abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lungaduudi

lungaduudin [m.f.dh]
eeg lungaduudi. ld lungaduudis.

lungaduudis [m.l]
ld lungaduudin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg