luqluqad
(m.l)ld luqluqasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqluqad ↴
luqluqasho [m.f.dh]
eeg luqluqo. ld luqluqad.
luqluq [m.l]
Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.
luqluq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
U l.: cid afka u dhaqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg