luqmad
(m.dh) (-do, m.l)

In cunto ah oo hal mar afka la geliyo ama la goosto. ld luqmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqmad

luqmo [m.dh]
ld luqmad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg