luqunjibbaarid
(m.f.dh)eeg luqunjibbaar². ld luqunjebin, luqunjebis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqunjibbaarid ↴
luqunjebin [m.dh]
ld luqunjibbaarid.
luqunjebis [m.l]
ld luqunjibbaarid.
luqunjibbaar [m.l]
Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.
luqunjibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg