luubaan
(m.dh)Xabag ka baxda geedaha xijiga ah oo udgoon, la shito; mayddi, foox.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luubaan ↴
foox [m.l]
Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.
luubaandakar [m.l]
Xabagta mayddiga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg