luufluufin
(m.f.dh)

eeg luufluufi. ld luufluufis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luufluufin

luufluufis [m.l]
ld luufluufin.

luufluuf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.

luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg