luufluufsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax luufluuf hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luufluufsan ↴
luufluufsanaan [m.f.dh]
eeg luufluufsan. ld luufluufsanaansho.
luufluufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld luufluufsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg