luuli
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)L. ah: qurux, xarrago.
luuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xarig giijin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuli ↴
luulid [m.f.dh]
eeg luul.
luulin [m.f.dh]
eeg luuli².
luuliyo [m.dh]
Sanad qorraxeedka bishiisa toddobaad; juulaay.
macaluuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley caateysiin.
macaluulid [m.f.dh]
eeg macaluul². ld macaluulis².
macaluulin [m.f.dh]
eeg macaluuli. ld macaluulis¹.
macaluulis [m.l]
ld macaluulin.
macaluulis [m.dh]
ld macaluulid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg