luuliyo
(m.dh)Sanad qorraxeedka bishiisa toddobaad; juulaay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuliyo ↴
luuli [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
L. ah: qurux, xarrago.
luuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xarig giijin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg