luuqayn
(m.f.dh)

eeg luuqee. ld luuqays, luuqin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuqayn

qaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn. 2. (f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid. 3. (f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.

heesaa [m.l] (-aayaal, m.l/dh)
Qof heesta ku luuqayn yaqaana.

hooyaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.

jalwi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Miro digir, lows iwm qallajin. 2. Gabay ku luuqayn. 3. Tusbax ku werdiyid.

luuqays [m.l]
ld luuqayn.

luuqin [m.dh]
ld luuqayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg