luuqee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-qeeyay, -qaysay)Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuqee ↴
geeraar [m.l] (-rro, m.dh)
Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.
hees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-so, m.l)
Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.
hooyaale [m.l]
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
inshaad [m.l]
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.
luuqayn [m.f.dh]
eeg luuqee. ld luuqays, luuqin.
luuqi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld luuqee.
luuq [m.l] (-qyo, m.dh)
Wadiiqo yar oo aad ciriiri u ah hareerahana guryo ka xigaan.
luuq [m.dh] (-qo, m.l)
1. Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo. 2. ld laaq¹.
luuq [m.dh]
(nax.) Weer qaybaheeda kala leh luuq kala duwan.