luuqo
(m.dh)

ld luuqad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuqo

luuqad [m.dh] (-do, m.l)
Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.

maluuqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Madax timo ka wada xiirasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg