maaddaama
(Xiriiriye | Conjunction)

ld maadaama. maadaama

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaddaama

maadaama [Xiriiriye | Conjunction]
Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama. maaddaama

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg