maadhiin
(m.l) (-nno, m.dh)

Bunduq xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore la isticmaali jiray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadhiin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg