maadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax halis ka dhawrid. ld maari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadi

caafimaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley caafimaad siin (Ilaah).

caafimaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaad². caafimaad

caafimaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaadi. caafimaadi

maadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadi. ld maadis, maarin, maaris.

maadis [m.l]
ld maadin.

umaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaad².

coomaadi [m.l] (-iyo m.dh)
Nooc haadka hilibka cuna ka mid ah, xoog badan leh, gorgorkana ka yar. ld coomaadde.

dammaadid [m.f.dh]
eeg dammaad².

gumaadid [m.f.dh]
eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg